Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Jowhar iyo Qaar kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo …

Waxaa saakay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo maleeshiyaad macawiisley ah uu ka qarxay magaalada Jowhar, waxaana dagaalka oo wali socda ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Macawiisleyda weerar xoogan kusoo qaadeen baro ay joogeen ciidamada ilaalada Madaxtooyada Hirshabelle iyo kuwa booliiska, waxaana xiligaas … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Jowhar iyo Qaar kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo …